Qaybtii koowaad, run'ahaantii sheekada wali ma bilaaban. Kohor so ma'aha in aan ogaano qofka ay ku dhacday cida uu yahay iyo yay daris yahiin oo la ya qaan. Islaamaha marka ay sheeko hayaan waa in aad diyaar u tahay in aad garatid ama taqaanid qof qofka laga sheekeynayo yaqaana. Bal iska suga qabta kale waxaa laga yaabaa in islaanta sheekada bilowdee.
Wuxuu duqo umahda u sharaxaayaa sabata uu dadka u dilo in ay tahay jeel la'aan daraadeed. Waxaa taa raacsan in uu ka xanaaqsan yahay dadka doonadyada iyo paltalk ka nacnacleeya.

This animal that look like abdulahi Yusuf was found in libooyo kenya.
Funny stuff, yea vote for another bush. I think they all the same, black or not. Best thing to do, dont vote at all.
Wax la iska dhigaa ilaahey badshay, hindi ur badan bay iska dhigaayaan. Waa nacalad karbaash u baahan. Fadaradaan oo kale yaa soomalinimada u ogolaaday.
Bal fiirsada geesinimada Cigaal shiidaad. Waa cajiib in ragii ay nolol oga tageen, laakiin hadii aad si u fiiriso waxaad dareemeysaa in uu caqli badnaa, bal daawo, kuwa Soomaaliya ku harayna, wax ka faa'iida Cigaal.
Miskiin, kartuun ka waa mid hore, laakiin waqti waan heynay waagaas. marka aad kartuunkan daawataan kadib haloo noxo baranbarada masaakiinta. Cid dhan oo aabe iyo hooyo leh caruurna hasta baa laga yaabaa in aad baabi'iso.
Cigaal iyo durwaa waa sheeko qosol badan sidii hooyo noo sheegtay, laakiin marka aad aragtid kaadi baa kaa fakaneysa oo aad bay u sii qosol badan tahay. Hadii aad waayeel tahay, fadlan ha daawan, waxaa laga yaabaa in aad qosol u dhimatid oo wadnaha ku istaago.
Cigaal wadna wayne. Waxaa aad u macaan odayga sida uu u hadlaayo. Sheekadaaba i dishay, odayga wuxuu ka fakaraaya biyo iyo barwaaqo, laakiin Cigaal wuxuu ogyahay maasha barwaaqo shirto bahaladana way aadaan.
Ceeb badanaa, inta nin raga oo laba xiniinyooda iska dhigay buu hadana ilin kaga wareegey. Si'aasha maanta dadka badanaa heysata waa in cigaal ahaa nin aqli badan ama doqon? Aniga waxaan u arkaa in uu ahaa nin aqli badan, maxaayeelay wuxuu noolaaday ilaa iyo da'a wayn. Marka wuxuu ka cagli badnaa geesiyada yaraanta ku dhintay. Sidaas bay inla tahay aniga. Hadii aad si kale u aragtid hoos ku xus adigaa is aqli gal ah isku sharaxaaya.
Wixii aadan ogeyn meesha ey ka yimaadeen ha taabanina. Reer mudugaan taabasho inta dhaafay buu dhadanshay. Hadii aad cunto u fadhidid kartuunkan ha daawan ama hadii gaajo ku heyso oo aad mardhow cunto u socotid. Dadka wadnaha jilicsan loogu ma talagalan.
We all had hard time cashing checks sometimes, but I cant say handled it like this guy. He seems to know what he is doing. Indho adeeg, the Somali manager is even funnier, Engiriis kulahaa.
Yes in English I believe I explained myself on the wudu video. So some rule goes, no English, just move on down the list, or if you must see the cartoon take some ESL classes. For those kids and adults that do speak English.. Enjoy